Tacadiyadii ka dhacay Dowlada Deegaanka xiligii Cabdi Maxamed Cumar oo la gudbiyay

Baaritaano mudo dheer lagu hayay tacadiyadii foosha xumaa ka dhacay dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya mudadii uu xilka hayay Madaxweyniii hore ee maamulkaasi Cabdi Maxamed CumarĀ  ayaa loo gudbiyay xafiiska xeer ilaalinta Federaalka Itoobiya. Xafiiska xeer ilaalinta dawlad deegaanka Soomaalida Dalka Itoobiya oo soo gabo gabeeyay baaritaanada tacadayadii ka dhacay dowlada deegaanka ayaa galka natiijada baaristooda … Continue reading Tacadiyadii ka dhacay Dowlada Deegaanka xiligii Cabdi Maxamed Cumar oo la gudbiyay